Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(18-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Rabiicul Ahlir waxaa uu helay 2 Dhibcood,
Halka iskuulka Teysiir ku guuleystay 3 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay Teysiir

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: