Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(18-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL Azhar waxaa uu helay 4 Dhibcood,
Halka iskuulka Al Fowz ku guuleystay 7 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay Al Fowz

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: