Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(19-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Haaruun-Al-Rashiid waxaa uu helay 0 Dhibcood,
Halka iskuulka Kulmis-ZONE ku guuleystay 3 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay  Kulmis-ZONE

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: