Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(20-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Shacab waxaa uu helay 3 Dhibcood,
Halka iskuulka Saaxil  ku guuleystay 7 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay Saaxil

Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: