Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(20-03-2024)

    Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
    C/Raxmaan-Bincoof waxaa uu helay 3 Dhibcood,
    Halka iskuulka Iftin ku guuleystay 10 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay  Iftin

    Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:- 

    Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: