Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(21-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Huda waxaa uu helay 6 Dhibcood,
Halka iskuulka Alnashaad ku guuleystay 14 dhibcood, sidaas darteed waxaa Wareega Labaad U Gudbay Al-nashaad

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: