Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(25-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Global waxaa uu helay 8Dhibcood,
Halka iskuulka  Nageyle 10 dhibcood, sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay Nageyle

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: