Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(29-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Saaxil waxaa uu helay12 Dhibcood,
Halka iskuulka Al-Nashaad   15 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U GudbayAl-Nashaad

Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: