Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(30-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Najdi il waxaa uu helay 5 Dhibcood,
Halka iskuulka Al-Manbac   10 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay Al-Manbac

Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: