Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(31-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
ALMustaqiim il waxaa uu helay 4 Dhibcood,
Halka iskuulka Daarul -Najax   5 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay Daarul -Najax 

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: