Barnaamijyo Xog Wareysi

Barnamijka Xog Wareysi {25- 04-2024}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Cabdiqaadir Maxamed Nuur Farsamada:-Salaad Cabdulle Cumar:-