Uncategorized

Beelo ay colaad ka dhaxeyso oo isku hub aruursayana Gobolka Hiiraan.

Baladweyn-KNN-Waxaa weli xiisada dagaaal oo udhaxeeysa laba maleeshi beeleed  aay kataagan tahay deegaanka banyaaleey ee gobolka Hiiraan.

Sidoo kale waraka saaki aan ka heleyno dagaanka Banyaaleey ee gobolka Hiiraan ayaa  waxaa aay sheegayaan  in aay isu hub aruursanaayaan saaki labada dhinac ee kuwada sugan deegaankaasi sida aay inoo xaqiijiyeen dadka shacabka ah ee ku sugan degaankaasi

Cabid kariin nuur xasan oo aha wasiirkii hore ee beey’ada ee maamulka Hirshabeele oo lahaday idaacada kulmiye ayaa waxa uu sheegaay in xiligaan beelihii kudagalamay Banyaaley aay isu hub aruursanayaan sidoo kalea waxa uu kubaaqay in aarintaan wax laga qabto.

Degaanka Ban yaayeel ee gobolka hiiraan ayaa waxaa kusoo laalaabtay dagaalo udhaxeeya laba maleeshiye beeleed oo wada daga degaanka Banyaaley kuwaas oo maamulka gobolka hiiraan wali wax ka qaban.