Somali News

Booliiska Talyaaniga oo Hub ka qabsaday koox falaago ah.

Muqdisho-KNN-Ciidanka argagixiso la dirirka ee Booliiska Talyaaniga ayaa lasoo wareegay Gantaal iyo qalab kale oo oo dacaayadda loo adeegsado xilli ay weerareen kooxda xagjirka ah ee midta fog ee ku sugan Woqooyiga Talyaaniga.

Sadx qof ayaa sidoo kale lasoo xiray. Ciidanka talyaaniga aya sheegay in baritan ku sameynayaan kooxda midigta fog taageero ay ka helaan koox Ruushku taageero oo fadhogoodu yahay Ukrain.

Gantaalka ay Cidanku soo heleen waxaa ay sheegeen in uu isticmaalo ciidanka military-ga ee Qatar.