Somali News

Booliska Canada oo ka hadlay weerar lagu dilay dadka isku qoys ah.

Saraakiisha booliska ayaa sheegay in 4 qof oo isku qoys ah, kana mid ah jaaliyada musliminta Canada lagu dilay gaari, kaasi oo loogu weeraray axadii lasoo dhaafay.


Shilka ayaa ka dhacay gobolka Ontariyo ee dalka Canada

Booliska ayaa sheegay inay falkaasi usoo xireen muwadin Kanadiyaan ah oo 20jir ah.