Wasiirka Caafimaddka sucuudi Carabiya , Tawfiq Al-Rabiah ayaa xaqiijiyey in Dalkiisu ay taxadir weyn ka muujineyaan in aanu soo gaarin Curkaan dilaaga ah ee ku siifaafeya wadmo badan, sida Faransiiska Japan iyo mareykanka.
Wasiirka ayaa hadalkiisa intaa ku darey in Daddka imaaneya Boqortooyada la marsiin doonno Baaritaano Caafimadd oo heersara ah, waliba kuwa sida tooska ah ugu imaaneya Wadanka shiinaha.
Xaruunta dhexe ee Caafimaad Sucuudiga (NCDC) ayaa waxaa la galiyey heegan, Wasiir Towfiiq ayaa xaqiijiyeyn in wasaaradiisu ay koontorooli donnto guud ahaan Xaruumaha caafimadda ee Dalka maa daamaa ay jirto baqdin ah in ay suuragal tahya in Cudurkan uu soogaaroBoqortooyada Sucuudiga ayaa waxaa ay sheegeysaa in sidii wax looga qaban lahaa Cudurkaani in ay kala shaqeyn doonaan hay, ada jimciyadda Quruumaha u qaabilsan Caafimaddka (WHO) iyo wadamada, feyruskaani uu dhibaat


