Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#264
Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
- Musharax xildhibaan , Cabdilaahi Cabdi Maxamed
- Musharax Xildhibaan, Marwo, Sacdiya Maxamed Cabdi
Musharax Xildhibaan Sacdiya Maxamed Cabdi ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.
Musharax Cabdilaahi Maxamed Cabdi ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 87 Ergay, waxa uuna helay 85 cod, Waxa ka aamustay 2 qof.
Guddiga ayaa sheegay in kursiga tirsigiisu yahay HOP#264 goordhow loo doortay Cabdilaahi Maxamed Cabdi