Somali News

Cali Guudlaawe oo la filayo in uu Is bedel ku sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu Wadaa inu isbadal  Xoogan ku Sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan Saacadaha Soo Socoda, sida aay ilo katirsan Madaxtooyada u xaqiijiyeen Warbaahinta.

Isbedelkaan la filayo in uu sameeyo cali Guudlaawe madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa salka ku hayo kadib markii ay kordheen maalmihii lasoo dhaafay dilalka iyo Qaraxyadda ka dhaca gobolka hiiraan taas oo aysan jirin cid loo soo qabtay.

Wixii kasoo kordha halkaan kala soco.