Somali News

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday wasiirka maaliyada Hirshabelle.

Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Mudane Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere )