Barnaamijyo Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-02-2023}= Suuratu (Al-Shucaraa} {477AAD}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee.

Casharka Tafsiirka Qur,aanka Kariimka:-