Muqdisho-KNN-Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Africa ayaa waxa ay sheegeen in ay fuliyeen duqeymo ka dhacay meel dhow gobolka Banaadir,islamarkaana ay ku beegsadeen.