News in English
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Maxkamad ku Taala wadanka Hindiya oo Maanta Xukun ku riday 26 Qof oo Soomaali ah

Maxkmad ku Taala wadanka Hindiya ayaa 26 Maxaabiis Soomaali ah waxaa ay ku xukuntay Todobo sanno oo Xarig ah midkiiba, waxaa lagu eedeeyay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Madaxweyne Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Dalka Kenya

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=08=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye. Waxaa wada aqrinayay:-Cali Ibraahim Cabdullahi  {Suxefa}.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Faah Faahin qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xabsiga dhexe ee Xamar.

Muqdisho-KNN- Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Xusseen Cismaan ayaa la sheegay in uu ka badbadaaday qaraxii maanta ka dhacay Xabsiga dhexe ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Al Shabaab oo weerar ku qaaday deegaanka Far-libaax ee Gobalka Hiiraan.

Far-libaax-KNN-Ugu yaraan labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa ku dhintay tiro kalane waa ay ku dhaawacmeen kadib Markii Al-shabaab ay weerar.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Shirka Gudoomiyaasha Baarlamaanada Afrika oo ka socda Dalka Koonfur Afrika.

Johannesburg-KNN-Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka qeyb galaya shirka Gudoomiyaasha Baarlamaanada Afrika ee ka socda dalka Koonfur Afrika waxaana.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Muqdisho-KNN-Qof la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidan Cusub oo lagu tababarayo Xabsiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa Duhurkii maanta isku qarxiyay Xabsiga dhexe.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(11-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Natiijada Rasmiga ah ee doorashada dalka Kenya oo maanta lagu dhawaaqayo.

Nairobi-KNN-Sida ay qorayaan warbaahinta Dalka kenya waxaa la filayaa in maanta si rasmi ah loogu dhawaaqo Natiijada lagu muransan yahay ee doorashadii dalkaasi..

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka ka dalbaday in laga qeyb qaato Taakuleynta Ciidanka.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday iney ka qeyb qaataan taakuleynta iyo niyad dhiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya kuwaas oo wajahaya daruufo.

Read More