Somali News

Ciidda iyo Somaliland warbixin

Magaaloyinka iyo meelo kala duwan oo ka mid ah SOmaliland ayaa laga oogay salaada Ciidul Adxa oo maanta ay tahay maalinka koowaad.

Meelo loo asteeyay in Salaada lagu oogo waxaa isugu soo uruuray boqolaal qof oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wariyaheen Ilyaas Cabdi ayaa warbixintaan ka soo diray Hargeysa.