Uncategorized

Ciidamada amaanka ee Muqdisho oo gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu xero Qaraxyada

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeyn nin lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay Qarax lagu xeray Gaari uu lahaa mid ka mid ah Saraakiisha ciidamada Xooga ee dalka oo yaalay agagaarka xarunta degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Ciidamada amaanka oo baaritaan ka sameeyay xaafadaha ka agdhow xarunta degmada Howlwadaag ayaa gacanta ku dhigay dhalin yaro fara badan oo xaafadaas dagan iyo nin kale oo la sheegay inuu  falal amni daro ah uu ku lug lahaa.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in qaar ka mid ah dhalin yaradii ciidamada baaritaanada ay ku soo qabteyn la sii daayay.