Somali News

Ciidamada DF oo howlgalo ka sameeyey xaafado ku dhow-dhow madaxtooyada.

Ciidamada Milatraiga soomaaliya  gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada ee koofiya casta ayaa howlgaal saakay aroortii ay ka sameeyeeen xafadaha ay ku fiday xarunta madaxtooyada soomaaliiya waxa ay ku soo qabteen dhalinyaro badan.

Hwogalkan oo bilowday  waqti aroortii hore saakay ah ayaa ciidamada waxa ay ku beegsanayeen dhalinyarada ku nool xafadahaas agagaraka maadxtooyada iyaga oo aan kala soocayen shacab iyo shaqaalo dowladda u shaqeya, Xafadaha ay ciidamada baritanadaan ay ka sameyeen ayaa kala ah Jamaal abdinaasir,fiyaraha,aggaarka iskoosyada ceelgaabta ,sayidka,ilaa daljirka daahsoon iyo xafadao kale oo ktirsan degmada warta nabadda.

Intiii ciidamadan wadeen howgalkaan ayaa dhalinyaro badan la iskugu keenay gobahaas iyaga oo reebanayey dadka ay aqonsan wayaan, Dhowr mar ayaa ciidamadan waxaa ay howgalo nucaan ah ka sameyeen xafadahaaan ay ku fiday madaxtooyada taas oo dadka walaac ay ka mujinayaan