Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Moqokori.

Moqokori-KNN-Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan oo ay sanadihii dambe ka talinayeen dagaalamayaasha Al-shabaab ee gobalka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya gobalka ayaa soo sheegaya in Ciidamada Dowladda ay si nabad galyo ah kula wareegeen deegaanka kadib markii ay ka baxeen Dagaalamayaashii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi.

Halkaan ka dhageyso Wariyaha Idaacadda Kulmiye oo faah faahin ka bixinaya Howlgalka Ciidamada Dowladda.