Somali News

Ciidamada Mexico iyo koox hubeysan oo dalkaas ku dagaalamay

Mexico city: Dagaal u dhexeeya kooxo burcad ah oo daroogada dhoofiya iyo ciidanka booliisaka wadanka megsigo ayaa ka dhacay Xuduuda u dhexeeysa mareykan iyo megsigo, gaar ahaan gobalka kuyaala woqooyiga Dalkaasi,
kooxdani burcada ah ayaa waxaa ka geeriyooday, ilaa iyo 10 kamid burcada oo si dhuumaaleysi ah dooneyey in ay daroogada ku galiyaan Dalka mareykanka.
Geerida 10 ruux ee burcadaa ah waxaa warbaahinta u sheegey sarkaal katirsan Ciidanka booliiska megsiko gaar ahaan gobalka la yiraahdo Kuwaahuwilo.
Madaxweynaha Maraykanka donald l taraam oo ka haddley weerarkaani ka dhacay xuduuda lbada Dal ayaa yiri, burcada