Somali News

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaanka Buqaqable ee G/Hiiraan

Ciidamada xoogga dalka ee ayaa sheegay in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Buqaqable ee Gobolka Hiiraan..

Taliye ku-xigeenka Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS G/le Xasan Maxamed Cismaan, sheegay in ay la waregeen degmada, isla markaasna halkaasi ay ku 11 kamid dagaalameyaasha Al-shabaab.

Deegaanka Buqa-qable ayaa qiyaastii dhanka galbeed 40-km u jirta Degmadda Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.