Somali News

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaano hoostaga Buurdhuubo

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in ciidamada xoogga ay la wareegeen deegaanka Cali Faarax oo 18 KM u jirta degmada Buurdhuube ee gobolka Gedo.

Faarax Axmed Dirir oo ahaa taliyihii hoggaaminayay ciidamada ayaa sheegay in deegaanka Cali Faarax ay la wareegeen Ciidamada, islamarkaana Al-Shabaab ay halkaasi ka baxsadeeTaliyaha Ciidamada