Somali News

Ciidamo Booliis ah oo weeraray xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya gaar ahaan qaybta Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa weerar qaatay mudo ka badan 10 daqiiqo ku qaaday Xarunta Telefishinka Universal ee magaalada Muqdisho.

Tifaftiraha TV-ga Universal C/llaahi Axmed Nuur ayaa KNN u xaqiijiyay in xaruntooda la soo weerarayn Ciidamada Booliiska Soomaaliya, khasaarane uu jiro.

Wixii warar ah ee ku soo kordha halkaan kala soco