Uncategorized

Ciidamo kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka soconaya xaafada Siliga Amerikanka ee magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka oo la hadaly Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in uu socdo dagaal u dhaxeeya   ciidamo kawa tirsan dowlada, kuwaas oo isku haysta dhul.

Majiraan wax intaas dhaafsiisan oo laga helaayo dagaalkaasi.

Lasoco wixii ka soo kordha.