Uncategorized

Ciidamo kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamaya degmada Balcad

Balcad-KNN-Wrarka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degmada ay ku dagaalamayaan ciidamo kawada tirsan dowlada oo aan la ogeyn waxa ay ku dagaalamayaan.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa tilmaamay in mar qur ah ay ka war heleyn dhawaqa rasaasta oo ay isweedaarsanayaan ciidamo kawada tirsan dowlada.

Ilaa iyo hadda laga oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaas, walina wuu socoyaa dagaalka.

Lasoco wixii ka soo kordhay.