Muqdisho-KNN-Ciidamadda Doorashada ayaa Howlgalo Qorsheeysan waxa ay ka sameeyeen Deegaanada kala ah Sanguuni, Muse Xaajji, Arraare, iyo Koban oo dhamantood hoostaga Gobolka Jubada Hoose.
Ciidamada Howlgalka sameeyay ayaa ka mid ahaa Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee xogga Dalka.
Ujeedka Hawlgalkaan ay Sameeyeen Ciidanka Danab ayaa ahaa sida ay shegeen Burburinta Goobo alshabaab ay kaga Dhumaalaysan Jireen Deegaanadaas, iyagoona Sheegay in halkas ku dhibatayn jiray Dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan sida ay hadalka u dhigeen.