Somali News

Ciidanka Nabad Sugida Koofur Galbeed oo howlgal ka sameeyay gobolka Bay

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fulisey deegaanka Xagarka ee gobolka Baay.

Deegaankan oo 55KM dhanka Koonfureed ka xigo magalada Baydhabo ayaa waxaa howlgalka qorshihiisu ahaa mid kamid ah sarkaal ka tirsan Al-shabaab.

Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in qabteen labo mooto Laptop, Mobile iyo Bastoolad
oo Al-shabaab u isticmaaleysey weerarada ay ka geystaan gobolka Baay.

.