Somali News

Ciidanka Pakistan oo ka hortagey Koox hubeysan oo weerar ku dili rabay Shaqaale Shiinees ah

Ciidamada ammaanka ee Pakistan oo dilay koox hubeysan weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah

Ciidamada ammaanka ee dalka Pakistan ayaa dilay laba nin oo hubeysan oo weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah oo marayay gobolka Balochistan ee koonfur-galbeed ee dalkaasi

Gawadar ku-xigeenka taliyaha booliiska Chakar Baloch ayaa sheegay in xaaladda deegaanka ay degan tahay.

“Laba nin oo weerarka soo qaaday ayaa lagu dilay howlgalka, kaasoo hadda lasoo gebagebeeyey,” ayuu yiri Gawar.