Somali News

Ciidanka SSC oo la wareegay Xerada Guulwade

Waxaa dagaal aad u xoogan oo saakay bilwoday kadib ay ciidanka SSC la wareegeen xerada guulwadaha oo ahaa saldhig ay kusugnaayeen ciidanka Somaliland.

Waxaana ciidanka SSC ay gacanta ku dhigeen hub halkaasi yaalay oo uu ku jiro gaadhi kaare ah saldhigaan ayaana maalimihii dambe waxay somaliland kusoo daabushay hub waaweyn.

Muuqaalo iyo sawiro lagu baahiyey baraha bulshada ayaa la arkay ciidanka SSC oo ku sugan saldhiga ay lawareegeen iyo hubkii yaalay intaba.