Somali News

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanno hoos yimaada degmada Afgooye

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta la wareegay deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow oo dhanka Qoraxsin kaga beegan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeekaha Hoose.

Dhame Xaashi Maxamuud Bullaale oo ah Saraakiisha Xooogga ee ku sugan Gobolka Shabeellada, isla markaasna Hogaaminayay Howlgalka ayaa sheegay in Ciidaka ay Burburiyeen xarruumo ay Al-shabaab ka laheyd Deegaanka Kaxarw.

Taliyaha Ciidanka Daariishata Gobolka Shabeelaha Hoose G/sare Nuur Xayir ayaa sheegay In Howlgalkaan sii socon doono.