Somali News

Ciidanka Xoogga oo sameeyay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab

Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 24-aad ayaa howgal bur burin ah ka sameeyay deegaano kala qaybiya gobolada Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud.

Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan ayeey geesiyaasha Ciidanka Xoogga ku bur buriyeen ay Al-shabaab ku lahaayeen dhulka howdka ah.

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in howlgalku uu ahaa mid guulaystay.

Ciidamada ayaa wali wada howlgalka ay Al-shabaab uga saarayaan gobolada Dalka.