Somali News

Ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo G/banaadir oo muddo kooban dib loo dhigay

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa goordhow ku dhawaaqay in dib loo dhigay muddo laba maalin ah tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee maanta furmay.