Somali News

Daawo:-Dowladda oo ka hadashay shir lagu qabanayo Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xukuumadda soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay shir heer caalami ah oo ay sheegtay in bisha nasoo aadan lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Cabdullaahi Xaamud wasiiru dowlaha xaafiiska Ra’iisul wasaaraha oo ka warbixiyay shirkaas ayaa in looga hadli doono arimaha dhaqaalaha iyo amniga Soomaaliya.

Dhamaan madaxda maamul goboleedyada iyo hey’adaha taageera Soomaaliya ayuu sheegay in lagu casuumay shirkaas.

Halkaan ka daawo Wasiiru dowlaha oo arintaas ka hadlaya:-