Somali News

DAAWO:-Muxaadaradii Sheekh Kenyaawi ee Koonis.

Muqdisho-KNN-Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim Kenyaawi ayaa shalay  oo jimce aheyd waxaa uu dadweyne aad u fara badan kula halay ah magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka kubada Gacta ee Koonis.

Waxaa uu dadweynaha uu jeediyay muxaadaro uu  ciwaan uga dhigay ‘Cafi walaalkaa’.

Halkan ka Daawo:-