Uncategorized

DAAWO SAWIRADA-:Dabaal dagga sanad guuradii 74-aad ee aas aaska Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Gen. Kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waqtigaas oo ku beegan sanadkii 1943-dii ka hor Xuriyadii Soomaaliya.

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, Hoggaanka iyo Saraakiisha Booliska, Taliska Ciidanka Xoogga dalka, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo danjireyaal ka socdey Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay.

Qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska ayaa dhoola tus ka sameey fagaaraha Akaadimayadda Booliska, halkaas oo ay ku soo bandhigeen xirfadooda, qalabkooda iyo qaybaha ay ka koobanyihiin.

Hoos ka Daawo Sawirada Xafladda