Somali News

DAAWO:-Warbixin, Dhalinyarada iyo Booliiska Gaalkacyo oo iska kaashanaya soo qabashada ragii kufsiga ka geestay Gaalkacyo

Muqdisho-KNN-Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo falkii kufsiga iyo dilka isugu jiray ee loo geestay gabar 12 sano jir ah oo Jimcihii laga afduubtay Magaalada Gaalkacyo Dhinaca Maamulka Puntland.

Gabdhaha ku nool magaalada Gaalkacyo oo da’a walba leh ayaa shalay iyo
maanta laga joojiyay suuqyada, Goobaha Waxbarashada iyo dugsiyada
qur’aanka ee magaalada kadib markii ay kordheen kufsiga iyo Afduubka
ay geysanayaan rag katirsan dhalinyarada magaalada Gaalkacyo ee
Bartamaha Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA