Somali News

Dabeelo baraf wata oo ku dhuftay Gobolka California ee dalka Mareykanka

Dabeylo baraf ah oo aan horay loo arag ayaa ku dhuftay koonfurta California, halka roobab mahiigaan ah ay halis galiyeen aagagga kale ee fatahaadaha.

Wadooyinka waaweyn qaarkood ayaa loo xiray dabeelaha barafka wata sida qeybo kamid ah wadada weyn ee isku xirta Mexico, Mareykanka iyo Canada, lamana filayo in si dhaqsa ah dib loo furo.Dabeelo baraf wata oo ku dhuftay Gobolka California ee dalka Mareykanka.

Dabeylo baraf ah oo aan horay loo arag ayaa ku dhuftay koonfurta California, halka roobab mahiigaan ah ay halis galiyeen aagagga kale ee fatahaadaha.

Wadooyinka waaweyn qaarkood ayaa loo xiray dabeelaha barafka wata sida qeybo kamid ah wadada weyn ee isku xirta Mexico, Mareykanka iyo Canada, lamana filayo in si dhaqsa ah dib loo furo.