Uncategorized

DHAGEYSO:-Dad Cudurka Jadeecada ugu geeriyooday Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo.

Cadaado-KNN-Laba qof ayaa ugu geeriyootay Cudurka Jadeecada Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, Isbitaalkaas oo maalmihii dambe la keenayay dadka uu soo ritay Cudurkaasi, kuwaas oo laga kala keenayay dhulka Miyiga ah ee ka fog Magaalooyinka sida ay noo xaqiijiyeen howl-wadeenada Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo.

Agaasime ku Xigeenka Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo oo KNN lahadlay ayaa sheegay in ay adeeg u fidiyeen dad badan oo la soo gaarsiiyay Isbitaalka.

Halkaan ka dhageyso.