Somali News

Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay dalka Guinea

Khasaare ka dhasha Qarax weyn oo ka kacay xaruun lagu keydiyo saliidda  oo ku taalla caasimadda dalka Guinea

Ugu yaraan 13 qof  ayaa ku geeriyooday halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale, ka dib Qarax weyn oo ka dhacay xarunta ugu weyn ee saliidda ee caasimadda dalka Guinea ee Conakry.

Dabkaan ayaa ku faafay guryo badan oo u dhow xarruunta lagu keydiyo Saliid

Boqolaal ka mid ah dadka ka agdhawa dabka ayaa halkaasi laga daad gureeyay.

Ma cadda waxa uu ka dhashay dabka.