Somali News

Dalka New Zealand oo Hubka militaryga laga mamnuucay.

Muqdisho-KNN-New Zealand waxaa ay mamnuuci doontaa dhamaan qaybaha hubka boobaha ah ee loo naqshadeeyay in ay militarygu isticmaalaan kuwaas oo ku nuuc ah Qorigii lagu weeraray Masaajidyadda Christcharch.

Sharciga hubka ee wadanka ayaa aad looga fiirsanayay tan iyo markii Jimcihii lasoo dhaafay Nin hubeeysan 50 qof ku dilay weerar uu labo masjid ku qaaday.

Ra’iisul Wasaaraha New Zealand ayaa sheegty in shacig Cusub uu dhaqan gali doono 11 April.