Somali News

DEG DEG: Dil ka dhacay Magaalada Kisota.

Wararka ka imaanaya magaalada Kisota ayaa waxa ay sheegayaan in wasiirkii hore ee howlaha iyo gaadiidka, Gen. Katumba Wamala iyo darawalkiisa ayaa lagu toogtay magaalada Kisota.

Darawalkii iyo gabadha wasiirka ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen rasaas lagu furay , Gen. Katumba ayaana waxaa loola cararay isbitaalka halkaas oo  xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayo

Ilaa iyo hada lamaha amaanka kama aysan hadlin dilkiisa wasiirka.