Somali News

LIVE:-Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka oo Bilaabatay.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow Bilaabatay Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland

Xildhibaanada Puntland oo ka kooban 66 Mudane ayaa maanta dooran doona hoggaanka Puntland ee hoggaamin doona shanta sano ee socota.

Waxaana Shirka furay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Maxamed Axmed.

Ilaa iyo 32 musharax ayaa u taagan xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland.

Amaanka ayaa saakay loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka soo la soo dhigay ciidamo aad u fara badan.

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/606942133063346/