Muqdisho-KNN-Safiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay Soomaaliya Xaamud Alxuweydi ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Xaamud Alxuweydi waxaa la sheegay in uu u geeriyooday xanuun ku soo booday, in kastoo aysan jirin cid weli faahfaahin intaas ka bixisay geeridiisa.