Somali News

Degmada Warsheekh oo yeelatay maamul la soo doortay

Dadka ku nool Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe  ayaa u  doortay Gudoomiyaha Degmadaasi iyo duqa Warsheekh Xasan Axmed Maxamed .

Qaabka ay doorashada u dhacday waxaa KNN uga waramay Agaasimaha Wasaaradda warfaafinta Hirshabeelle Maxamed Kulmiye.

Halkan Hoose ka dhageyso